𝗛𝗜𝗥𝗦𝗛𝗔𝗕𝗘𝗘𝗟𝗘...

 


Maamul heshiiskii uu ku dhisnaa laalay,

Maamul beelihii wada dagnaa colaad dhex dhigay,

Maamul gunnimo dhaqan ka dhigtay,

Maamul marinhabaabin yool ka dhigtay,

Maamul qorshela’aan qorshe ka dhigtay,

Maamul madaxweynihiisu B iyo T kala aqoon,

Maamul kuxigeenkiisu khibraddiisu tahay mooryaannimo,

Maamul wasiiradiisu yihiin qowsaaro,

Maamul agaasimayaashiisu soo dhaafin wadada makal-mukaramah,

Maamul shaqada kaliya uu qabto tahay igu-sawir,

Maamul sheegta waxqabadka hay’adaha gargaarka,

Maamul dhisan la’ xafiisyo iyo xarumo dowladeed,

Maamul qaadi waay isbaarooyinka,

Maamul dhiiqada iyo biyobaxada iska maareen la’,

 

Intaas oo musiibo inta ay ka jiraan Hirshabeele, ma furmi karto dooda calanka Hirshabeele; calanka ma qurxoon ee aynu badalno iyo huuhaa.

Comments

Popular posts from this blog

𝗠𝗮𝗿𝗲𝗲𝗴𝘁𝗮 “𝗚𝗲𝗲𝘀𝗸𝗮” 𝗠𝗮𝘀𝗵𝗿𝘂𝘂𝗰 𝗹𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗶𝗶𝗾𝗮𝘆𝗼 𝗺𝗶𝗱𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗾𝗮𝗿𝗮𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮:

𝗤𝗼𝗿𝗿𝗮𝘅 𝗦𝗼𝗼 𝗕𝗮𝘅𝗱𝗮𝘆 𝗦𝗮𝗰𝗮𝗯𝗼 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗺𝗮 𝗾𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗼: 𝗠𝗮 𝗤𝗮𝗿𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗗𝗮𝗺𝗯𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗮𝘆 𝗜𝗺𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗔𝗯𝘂 𝗗𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗸𝗮 𝗴𝗮𝘀𝗵𝗮𝘆 𝗨𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮

𝗡𝗜𝗗𝗔𝗔𝗠𝗞𝗔 𝗗𝗢𝗢𝗥𝗔𝗦𝗛𝗢 𝗘𝗘 𝗞𝗨 𝗛𝗔𝗕𝗕𝗢𝗢𝗡 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔